Khilaaf Siyaasadeed oo ka taagan Garawe iyo Munaasabadii 1-da Agoosto oo baaqatay

Wararka ka imaanaya magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland ayaa sheegaya in caawa baaqatay xaflad lagu xusi lahaa  1-da Agoosto oo ku beegan markii la dhisay maamulka Puntland. Magaalada Garawe ayaa caawa la filayay in ay ka dhacdo munaasabadan sida weyn loogu diyaar garoobay, hasa ahaatee Munaasabada ayaa si lama filaan ah u baaqatay kadib … Continue reading Khilaaf Siyaasadeed oo ka taagan Garawe iyo Munaasabadii 1-da Agoosto oo baaqatay